Musharax Madaxweyne oo si adag uga hadlay Cafiska dowlada u fidisay C/Rashiid Janan

Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa soo xirtay gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (C/rashiid Janan),  Maxkamada gobolka Banaadir ayaana aqbashay in gal dacwadeedka Janan la xiro. Talaabada dowlada Soomaaliya ku cafisay kuna xirtay gal dacwadeedkii Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland ayaana hadal heyn badan abuurtay, waxaana dad … Continue reading Musharax Madaxweyne oo si adag uga hadlay Cafiska dowlada u fidisay C/Rashiid Janan